Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kenya oo sheegtay in sii wadayso xiriirka Somaliland iyo Jubaland

NAIROBI, Kenya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya ayaa soo saartay bayaan rasmi ah oo ay ku caddaynayso mowqifkeeda ku aaddan xiriirka laba geesoodka...

Xamsa Cabdi Barre oo kormeer ku tagay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka,

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, ayaa sheegay in...

Khayre oo la kulmay guddi ka socday qorayaasha, abwaannada, iyo hal-abuurka da’yarta

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaarihii hore, ahna Musharrax Madaxweyne, Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay guddi ka socday qorayaasha, abwaannada, iyo hal-abuurka da’yarta...

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo digniin kasoo saartay xilliga bad-xiranka

Muqdisho – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka digtay xilliga bad-xiranka ee ku soo fool leh, iyadoo shacabka...

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe oo Lagu Beegsaday Macawiisley

Xawaadley, Shabeellaha Dhexe – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo habeenkii xalay lagu xiray gaari ay saarnaayeen...

Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka oo Ka Hadlay Urur Siyaasadeedyo Dowladda Federaalka la Kulantay

Muqdisho – Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka, Mudane Abdiraxman Sulayman, ayaa waraysi gaar ah siiyay Telefishanka Shabelle, isagoo ka hadlay urur siyaasadeedyo ay shalay Dowladda Federaalka...

Dhaay: Ajandaha Afrika waxaa mudnaanta 1aad u ah Soomaaliya

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, oo ah xuska markii dhidibada loo taagay...

Booliska Soomaaliya oo Gacanta ku Dhigay Nin Dil Ku Eedeysan

Muqdisho – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan Shariif Maxamed Axmed, oo lagu eedeeyay in uu dil u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadahadal La yeelanaya Mucaaradka

Muqdisho – Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maraysa meel xasaasi ah, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu muujiyey diyaar u ahaanshihiisa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...