DFS oo loo jeediyay Eedeymo Caddaalad Darro oo Ku Saabsan beddelka Taliyeyaal Ciidan
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan isbeddel ballaaran ku sameysay talisyo kala duwan oo ay ka mid yihiin kuwa Booliska iyo Nabad...
Dowladda Soomaaliya oo La kulantay Fadeexad Ku Saabsan Gargaar Ay Gaarsiisay G/Hiiraan
Beledweyne, Soomaaliya – May 25, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku fadeexowday gargaar ay dhawaan gaarsiisay gobolka Hiiraan, gaar...
Dagaalyahanno katirsan Al-Shabaab ah oo Mar Kale Galay Deegaanno ka Tirsan Sh/Dhexe
Aadan-yabaal, Shabellaha Dhexe – Wararka ay warbaahinta Shabelle Maanta ka helayso Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno badan oo ka tirsan Al-Shabaab ay...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si kulul u cambaareeyay xarigga suxufiyiinta Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u cambaareeyay xarigga sharci-darrada ah ee ciidamada ammaanka Muqdisho kula kaceen shalay suxufiyiin iyo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo guddoomiyay kulan billaha ah
MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Xasillinta oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga,...
Gollaha Shacabka oo ansixiyay sharciga dadka gudaha ku barakacay
MUQDISHO, Soomaaliya – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii ansixiyay hindise-sharciyeed muhiim ah oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ilaalinta iyo xuquuqda...
Puntland: Dowladda dhexe waxay ka leexatay waddadii wadajirka iyo awood qeybsiga
MUQDISHO– Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa markale cirka isku sii shareeray, kaddib markii Puntland si adag uga...
Khilaafkii u Dhexeeyay Puntland iyo SSC-Khaatumo oo Meel Xasaasi ah Maraya
Garoowe, Soomaaliya – Xiriirka siyaasadeed ee u dhexeeya Maamulada Puntland iyo SSC-Khaatumo ayaa galay marxalad adag, kaddib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhex...
Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Ka Socda Bariga Gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB - Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xooggan ay ka socda deegaano dhowr ah oo bariga gobolka Galgaduud ku yaalla, kuwaas oo ay hogaaminayaan macwiislayda iyo...
Mucaaradka oo Kulamo Siyaasadeed uga billowday magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, 23 May 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa martigelineysa kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore iyo siyaasiyiin mucaarad ah, kuwaasoo diiradda saaraya...















