Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo eedeymo culus u jeediyay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii Hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo saray war qoraal ah ayaa diginin u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya oo fariin adag u diray Pakistan

Ra’iisul Wasaaraha dalka Hindiya, Narendra Modi, ayaa 12-kii May 2025 jeediyay khudbad uu kaga hadlayay weerarro lagu qaaday dadka rayidka ah iyo tallaabo milatari...

Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu xukumay Kenya

NAIROBI, Kenya - Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa dembi ku heshay labo nin oo xiray inay ku lug lahaayeen weerarkii 2019-kii ka dhacay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho, May 22, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka.   Kormeerkan ayaa qeyb ka ah...

Xubno kamid ah Mucaaradka dowladda oo soo gaarey magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaariyaashii hore ee Soomaaliya, Omar Abdirashid Ali Sharmarke iyo Xasan Cali Khaire, ayaa soo gaaray Muqdisho, iyadoo la filayo in...

BAAQ: Xildhibaanada Dowlada Federaalka

Qoraalkan wuxuu si toos ah ugu wargelinayaa Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya in xilka iyo mas’uuliyadda saaran ay tahay mid qaran. Waxaa lagu baraarujinayaa inay ku...

Ciidamada Danab oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab oo Ka dhacay Jubbada Hoose

KISMAAYO, Soomaaliya - Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa hub tiro badan kusoo bandhigay gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo ay ka soo...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo xoojinaya iskaashiga iyo xiriirka diblomaasiyadeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Arbacadii ku qaabilay xafiiskiisa ee magaalada Muqdisho Safiirka...

QM oo walaac ka muujisay shuruucda la dagaallanka argagixisada ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Hay'adda Qaramada Midoobay ayaa muujisay walaac xoogan oo ku saabsan qaabka ay Soomaaliya u maareyneyso sharciyada la xiriira la dagaallanka argagixisada,...

Duqeymo xoogan oo lagu beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya – Diyaarado dagaal oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin saaxiibada caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa duqeymo culus ka fuliyay...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...