Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Gaabis ku Yimid Dagaalka Dowladda Soomaaliya kula jirtay Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay gaabis ku timid dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab tan iyo markii ay ciidamada...

DFS oo lagu eedeyey in ay dhibaato dalka u horseeday 3 Sano ee la...

MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka, isaga...

Xiisadda siyaasadeed ee Dowladda Federaalka iyo Jubbaland oo sii kordhaysa

MUQDISHO, Soomaaliya – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay wado qorshe ay maamul cusub uga dhiseyso gobolka Gedo, kaasi oo...

Ugu yaraan 5 Qof oo ku Dhaawacmay Qarax Miino ka Dhacay Degmada Kaxda

Muqdisho, Soomaaliya – Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay, kadib markii qarax miino uu galabnimadii shalay ka dhacay xaafadda Cali Goley ee degmada...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Baqdaad si uu uga Qaybgalo Shirka Jaamacadda Carabta

Baqdaad, Ciraaq – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, halkaas oo uu uga qaybgalayo meertada 34-aad...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan Doceedyo Muhiim ah la yeeshay Dhigiisa Jabuuti iyo Aljeeriya

BAQDAAD, 16 May 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan doceedyo...

Fatahaadda Soomaaliya: 17 Qof oo Geeriyooday iyo In Ka Badan 84,000 oo Barakacay

MUQDISHO, Soomaaliya – Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay in ka badan 84,000 oo kalena waa ay barakaceen daadad xoogan oo ka dhashay...

Xildhibaanno ugu baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh inuu is-casilo

MUQDISHO, Soomaaliya - Illaa 103 mudane oo kamid ah labada Golle ee Baarlamaanka dalka ayaa ugu baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh inuu xilka iska-casilo, iyagoo...

Suska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed: Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taallada SYL

Muqdisho, 15 May 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay Taallada Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL, taas...

Farmaajo oo ka digay in dalka lagaliyo xaalad Halis ah xili lagu dhawaaqay xisbi...

MUQDISHO, Soomaaliya - Warsaxaafadeed uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayuu ku sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu si ulakac...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...