Jubaland oo War-saxaafadeed kaso saartay xaalada cakiran ee dalka uu wajahayo
KISMAAYO, Soomaaliya - Maamulka Jubaland ayaa ka hadlay xisbiga JSP ee habeen hore looga dhawaaqay Muqdisho, kaasoo uu Madaxweyne Xasan Sheekh gudoomiye ka noqday.
"Dowladda...
Afhayeenka Booliiska oo Ka Hadlay Falal Amni Darro iyo Dil Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho, Soomaaliya – May 14, 2025 – Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay saldhigga degmada Xamar Jajab,...
Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan Xajka Gudanaya oo Gaaray Sacuudiga
MAKKAH — Maalintii labaad, waxaa dalka Sacuudi Carabiya gaaray Xujey Soomaaliyeed oo sanadkan gudanaya acmaasha Xajka, iyagoo ka kala tagey gobolada kala duwan ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka
MUQDISHO – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay loo doortay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeed ee cusub Caddaaladda iyo Wadajirka, xilli ay taagan tahay xaalad kala guur...
Al-Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Xero Ciidan oo Ku Taalla Ceelwaaq, Gedo
Ceelwaaq, Gedo – Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay waaberigii hore ee saakay...
Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo looga dhawaaqay Muqdisho
MUQDISHO – May 13, 2025: Xisbiga Siyaasadeed ee Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Jidadka Muqdisho oo weli xiran xili shacabka wajahayo dhibaatooyin nololeed
Muqdisho – Qaar ka mid ah waddooyinka halbowlaha u ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa weli xiran, iyadoo roobabkii xooganaa ee ka da’ay habeenkii...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo xiray qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Gedo
GARBAHAAREY - Dawladda Soomaaliya Ayaa Xabsiga U Taxaabtay Golihii Guurtida iyo Odayaashii Dhaqanka Gedo, kuwaasi oo shalay Shir-Jaraa'id ku qabtey Garbahaarey, iyagoo kasoo Horjeestay...
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Ku-simaha Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u...
Axmed Madoobe: “Waxaan dhigeynaa gogol nabadeed oo Soomaaliyeed”
Kismaayo – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Madoobe, ayaa ku dhawaaqay in magaalada Kismaayo laga furi doono gogol nabadeed iyo mid dib u heshiisiineed...















