Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mareykanka oo ku duqeeyay Daacish Buuraha Calmiskaad, Puntland

Muqdisho, 13 May 2025 – AFRICOM, oo iskaashi la leh Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Isniintii duqeyn hawada ah ku beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda...

Shacabka Muqdisho oo bixiya Malaayiin Dollar Canshuur Ah Oo Waxba Loogu qaban

Muqdisho, 13 May 2025 – Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si hagar la'aan ah uga shaqeynaya dib-u-soo celinta bilicda caasimadda...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Beeraha

Baku, Azerbaijan – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan kula...

Fahfaahin ku saabsan gaadiid lagu afduubey gobolka Shabeellaha Dhexe [Wareysi]

JOWHAR, Soomaaliya - Gobolka Shabeelada Dhexe gaar ahaan tuulooyin hoostaga Deegaanka Wargaadhi waxaa ku afduuban ilaa 7 gaari oo ay saaranyihiin 130 rakaab ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyaha Booliiska oo Tababar Ciidan usoo Xiray 

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi...

Ciidamada Koonfur Galbeed oo fuliyay Howlgal Ka Dhan ah Al-Shabaab

BAYDHABO, Soomaaliya - Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa maanta howlgal culus ka fuliyay deegaanno hoos yimaada degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii...

Gaadiid kusii jeeday Gaalkacyo oo lagu afduubey Gobolka Shabeellaha Dhexe

Jowhar, Soomaaliya – Kooxo hubeysan ayaa afduub u geystay gaadiid rakaab ah oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Gaalkacyo ee gobolka...

Shir Dhaqaalaha Soomaaliya looga hadlayo oo ka furmay dalka Kenya

Nairobi, Kenya - Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta...

Oday Dhaqameed kasoo jeeda Doolow oo ka hadlay xayiraadii duulimaadyada degmadaas

Doolow, Gedo — Mid kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa si adag uga hadlay xayiraadii shalay dowladda...

Xildhibaan Jeesow: Dowladda waxay noqotay Xasan baa u weyn Xasan baa u yar

MUQDISHO, Soomaaliya - Daahir Amiin Jeesow, oo kamid ah Xildhibaanada Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu awooddii dalka...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...