Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya iyo Qatar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem...

Duqa Muqdisho: “11 Qof Ayaa Ku Dhintay Roobabkii Ugu Xooganaa 9 Sano ee la...

Muqdisho – Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, ayaa sheegay in ugu yaraan 11 qof ay ku dhinteen roobabkii xooganaa ee ka da’ay caasimadda...

Dowladda Soomaaliya oo dib u furtay duulimaadka Garoonka Doolow

MUQDISHO, Soomaaliya - War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa lagu shaaciyay in xayiraadii socdaalka dhanka cirka laga qaadey degmada Doolow ee gobolka Gedo.   Tallaabadan...

Guddoomiye Amiir oo Wada Qorshe Biyo-Mareeno Cusub loogu sameynayo Muqdisho

MUQDISHO – Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, ayaa shaaca ka qaaday qorshe cusub oo lagu dhisayo biyo-mareeno cusub si...

Sudan oo dacwad ka gudbisay Puntland oo noqotay xarun hubka loo mariyo RSF

KHARTUUM - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sudan ayaa si rasmi ah ugu gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya cabasho rasmi ah oo ka dhan ah...

WAREYSI: Maxaa ka jira in la sii daayey Sayid Cali-gii Xaaskiisa gubay?

MUQDISHO, Soomaaliya - Aabaha Luul C/casiis ayaa beeniyay muuqaal baraha warar sheegaya in lasii daayay Sayid Cali, oo ku xiran xabsiga, kuna xukuman dil...

XOG – Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaadaya duqa Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Xog gaar ah oo ay heshay Warbaahinta Shabelle ayaa muujinaysa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu qorsheynayo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

Muqdisho, 10 May 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, oo booqasho shaqo ku...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo diiday in lala wareego Guri iyo Lacag uu leeyahay...

NAIROBI - Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diiday codsi dowladda Kenya ku dooneysay inay ku la wareegto guri ku kacaya $833,000 iyo lacag dhan...

Roobkii Xalay ee Muqdisho oo Sababay Geerida Dad iyo Burbur Hantiyeed

MUQDISHO, Soomaaliya - Roobab xooggan oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho, dhaawac, iyo burbur hantiyeed, iyadoo saameynta ugu weyn ay ka...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...