Mareykanka oo Mar Kale Diiday Inuu Maalgeliyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
WASHINGTON – Dowladda Mareykanka ayaa markale ku celisay inaysan bixin doonin wax maalgelin ah oo la xiriira hawlgalka nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya...
Mareykanka oo ku baaqay in hanaanka wax ka bedel nidaamka federaalka iyo doorashooyinka Soomaaliya noqdo mid loo...
MUQDISHO, 10 May 2025 – Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda federaalka Soomaaliya in ay xaqiijiso in dhammaan saamileyda siyaasadda ka qayb galaan geeddi-socodka dib-u-habeynta nidaamyada...
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Maqaalkani wuxuu falanqeynayaa xadgudubyada sharci ee ay sameeyeen xubnaha GolahaWadatashiga Qaranka (NCC) ee Soomaaliya, kuwaas oo iclaamiyey 7-da May 2025 inay kudhawaaqayaan inay sameysteen...
Soomaaliya oo in ka badan 10,000 shaqaale ah u diraysa Qatar
DOHA, Qatar, 9 May 2025 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo oo la filayo inuu horseedo shaqaaleysiinta in ka badan 10,000...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda UK si loo xoojiyo iskaashiga amniga iyo...
MUQDISHO, 9 May – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay magaalada Muqdisho Ms. Harriet Mathews, Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika iyo...
Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab
NAIROBI, 8 May – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay bixineyso abaalmarin gaaraysa ilaa $10 milyan oo doollar cid kasta oo keenta xog horseedi...
Farmaajo: Qorshaha Xasan Sheekh wuxuu halis ku yahay midnimadda umadda Soomaaliyeed
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu dhaliilo ugu jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Farmaajo ayaa damac...
Golaha Wadatashiga Qaran oo heshiis cusub ka gaaray arrimaha amniga iyo doorashooyinka
MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa soo saaray bayaan rasmi ah oo ka dhan ah shir dhowaan uga soo xirmay magaalada Muqdisho,...
Gudoomiyaha SoDMA oo daah-furay Mashruuc ku kacaya $40 million oo dollar
Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Naivasha ee Dalka Kenya si rasmi ah uga daah-furay Mashruuc ay ku kacayso...
Kulanka Gollaha Shacabka oo Kooram La’aan u baaqday, Guddoomiyaha oo digniin diray
Muqdisho, 7 May 2025 – Kalfadhigii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la hakiyay kaddib markii aan la helin kooramka loo baahan...















