Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qaraxyo ka dhacay Caasimadda Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Qaraxyo nuuca miinada dhilka kagu aaso oo sababay qasaaro kala duwan ayaa ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Wadajir ee magaalada Muqdisho.   Qaraxa...

Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya oo Galay Maalintii Labaad

MUQDISHO, Soomaaliya – Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ayaa galay maalintii labaad, iyadoo xubnaha Golaha ay sii wadaan wadatashi ku saabsan arrimo muhiim...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Taliyaha AFRICOM kala hadlay Dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay General Michael E. Langley, Taliyaha AFRICOM ee Mareykanka, Talaadadii magaalada...

Shirkii Gollaha Wadatashiga Qaranka oo Ka Furmay Muqdisho

Muqdisho – Talaado, 6-da May 2025: Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweynaha Galmudug

MUQDISHO, Soomaaliya – Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa booqasho sharafeed ku tagay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug,  Axmed Cabdi Kaariye (Qoor...

Qabyaaladu waa Cadowga Koowaad ee Soomaaliya

Soomaaliya waa dal leh taariikh fac weyn, dhaqan hodan ah iyo dad isku af ah, balse nasiibdarro waxaa si xoog leh u hor istaagay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo tacsiyeeyay geerida Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax

Muqdisho, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha-u-naxariistee, Ugaas Cabdullaahi Ugaas...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kawada hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga

MUQDISHO, 6 May 2025  – Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maalim Fiqi, ayaa Isniintii kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya,...

Wareysi: Xildhibaan Dhabancad oo ka hadlay arrimaha Dastuurka iyo Doorashada Soomaaliya

MUQDISHO, May 6, 2025 – Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay arrimaha la...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdigiisa oo Dalka Kusoo Laabtay 

Muqdisho, May 6, 2025 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah ugu...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...