Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xamsa: “Xukuumadda DanQaran waxay ka go’an tahay kobcinta wax-soosaarka gudaha”

MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta sheegay in Xukuumadda DanQaran ay si buuxda uga go’an tahay horumarinta waxsoosaarka gudaha,...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Si Rasmi ah u Furay Kalfadhiga 17-aad ee Baarlamaanka

JOWHAR, 5-May-2025 – Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta si rasmi ah u furay kal-fadhiga 17-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle, munaasabad ka...

Ciidamada Gaarka ah ee Danab oo Howlgallo Ka Fuliyey Gobolka Jubbada Hoose

KISMAYO, Soomaaliya – Ciidamo ka tirsan kuwa gaarka ah ee Danab oo ay garab siinayaan boolis si gaar ah u tababaran oo ka tirsan...

Shariif Sheekh Axmed oo Kulan la Qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Axaddii, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley, iyagoo ka...

Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Maanta Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya, May 5 — Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho, inkastoo inta badan madaxda maamul-goboleedyadu aysan...

Firdhiye oo Kulan La Qaatay Ku-simaha Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya, MAY 4, 2025 – Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, hoggaamiyaha dowlad goboleedka SSC-Khaatumo, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Kusimaha Danjiraha Dowladda Norway...

Lafta-Gareen oo Booqday Ciidamada Dagaalka kula Jira Al-Shabaab gobolka Baay

BAIDOA, Soomaaliya – 4 May 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ballan qaaday in laga adkaan...

Duqeyn Cirka ah oo lagu beegsaday kooxda ISIS ee Puntland

MUQDISHO, Soomaaliya – 4 May 2025 – Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), iyaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka duqeyn dhinaca cirka ah...

Sheekh Aadan Madoobe maalintii 2aad ka qeybgalaya Shirka Algeria

Algiers-Algeria - Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa shalay si rasmi ah uga furmay Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria, waxaana shirka sanadkan looga hadli...

SSC-Khaatumo oo ka jawaabtay hadalkii Deni ee ku saabsanaa xiriirkooda DFS

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Sabtidii si rasmi ah uga falceliyay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, kaasoo ahaa in...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...