Madaxweynaha Puntland oo lagu qanciyay in uu yimaado Muqdisho
BOOSAASO, Soomaaliya - Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa wada dadaal diblomaasiyadeed oo lagu xallinayo ismariwaaga siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda DFS...
Fiqi oo shaaciyay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in go’aanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay...
Ra’iisul Wasaaraha oo Xilka U Kala Wareejiyay Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Wasiirkii...
MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyay Wasiirka cusub ee...
Shan Sarkaal Boolis ah oo lagu dilay Weerar Al Shabaab ka fulisay Lamu, Kenya
NAIROBI, Kenya, May 2 — Shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada gaarka ah ayaa lagu dilay halka shan kalena ay ku dhaawacmeen weerar dhabar-jab...
Dowladda Soomaaliya Oo Bogaadiyay Guusha Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay soo saartay qoraal ay ku bogaadisay dagaalkii shalay ka dhacay gobolka Hiiraan, kaasoo ay...
Midowga Afrika oo Ansixiyay Shanta Waddan ee Ciidamadooda ka howlgalaya Soomaaliya
Addis Ababa – Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa si rasmi ah u ansixiyay in waddamada Jabuuti, Masar, Itoobiya, Kenya, iyo Uganda...
Senatarro Mareykan ah oo Dadaal Ku Bixinaya In la Hakiyo Maalgelinta Howlgalka AUSSOM
Washington, D.C. – Saddex senatar oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka ayaa diyaariyay hindise sharciyeed cusub oo lagu joojinayo dhaqaalaha ay dowladda Mareykanka...
Shiinaha oo soo dhaweeyay Go”aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya
Shiinaha ayaa Soomaaliya ku ammaantay mamnuucidda ay ku soo rogtay dadka wata baasaboorka Taiwan oo laga joojiyay Soomaaliya, iyadoo Soomaaliya ay u aqoonsan tahay...
Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo gaarey Caasimadda wadanka Algeria
Algiers-Algeria 02,May, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Algiers...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay in uu dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab dib u...















