Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulamada Gollaha Shacabka ka Joojiyay 20 Xildhibaan
MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa si kumeelgaar ah u hakiyay 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka, kuwaasoo aan ka qeyb...
Dowladda Soomaaliya oo Beenisay Inuu Xumaadey Xiriirka Kala Dhaxeeya Masar
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Soomaaliya ayaa si xooggan u beenisay wararka warbaahinta ka soo baxay ee sheegayay in khilaaf uu soo kala dhex galay...
Sheekh Shariif oo cambaareeyay gacan-ka-hadalkii ka dhacay Gollaha Shacabka
MUQDISHO, Soomaaliya - Sheekh Shariif, Madaxweynihii 8aad ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay falka gacan-ka-hadalka ah ee ay geysteen qaar ka mid...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Dib Loo Dhigay ilaa May 5
MUQDISHO, Soomaaliya - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ), oo markii hore lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho Khamiista, ayaa dib loo dhigay...
Qalalaase ka dhacay Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa galay qalalaase Arbacadii maanta markii xildhibaanada dhexmaray gacan ka hadal intii lagu jiray kulan fowdo badan oo...
Puntland oo sii daysay 15 Maxbuus oo Laga Qabtay Somaliland
Garoowe, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay in ay si rasmi ah u sii daayeen 15 maxbuus dagaal ah oo ay gacanta ku hayeen...
Dadka Wata Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay inay tagaan Soomaaliya
TAIPEI – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday in dalka ay soo galaan muwaadiniinta wata baasaboorka Taiwan, iyadoo sabab uga dhigtay...
Xildhibaan Caana-nuug: Aadan Madoobe waa eedeysane, xilkana waa laga qaadaa
MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan Maxamed Cali Cumar oo kamid ah Gollaha Shacabka ayaa sheegay in Gudoomiye Aadan Madoobe uu eedeysane yahay, islamarkaana laga xayuubin...
Al-Shabaab oo 5 Qof ku dishay Weerar Ka Dhacay Waqooyi Bari Kenya
Mandheera, Kenya – Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar qorsheysan ku qaaday gaari ay la socdeen shaqaale dhagax qoda ah, taasoo sababtay...
Sheekh Aadan Madoobe oo ka laabtay Go’aankii Kursiga Xildhibaan Abiib
MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa soo saarey Maanta war qoraal ah oo uu ku shaaciyay inuu ka laabtay go'aankii xasaanadda...















