Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ka Fuliyay Deegaanka Ciid-Ciidka, Shabeellaha Dhexe

MAHADAAY, Soomaaliya - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, iyagoo kaashanaya dagaalyahannada deegaanka, ayaa howlgallo guul leh ka fuliyay aagga Ciid-Ciidka ee degmada Mahaday, oo...

Masar oo sheegtay in Xasiloonida Soomaaliya u muhiimad u leedahay Nabadda Geeska Afrika

QAAHIRA - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdelatty, ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada ay xasiloonida Soomaaliya u leedahay nabadda iyo amniga Geeska Afrika xili...

Soomaaliya oo ka qaybgalay Shirweynaha Hal-abuurnimada Afrika

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa magaalada Addis Ababa uga qaybgalay Shirweynaha Hal-abuurnimada...

Dowladda Soomaaliya oo Qorsheyneysa Inay Dib Ula Wareegto Degmada Aadan Yabaal 

AADAN YABAAL, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay qorsheynayso in ay dib ula wareegto degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

MAHADAAY, Soomaaliya - Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay (28 April 2025) howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka deegaanka Ciid-ciidka ee degmada Mahadaay...

Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa Isniintii kulan la yeeshay Wakiilka Kumeelgaarka ah ee cusub ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga...

Mareykanka oo Weli Sii Adkaysanaya Go’aanka Maalgelinta AUSSOM

KAMPALA - Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in go’aankeeda ku saabsan hakinta maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee AUSSOM uu yahay mid aan waxba laga...

Maxaa Degmada Kaxda looga reebay is-diiwaan-gelinta doorashada?

Qaar ka mid ah dhallinayarada ka soo jeeda Degmada Kaxda ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu Degmada Kaxda ka reebay is-diiwaan-gelinta...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Ruushka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Villa Somalia Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Ruushka, ahna Wakiilka Gaarka ah...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay in xirtay Golaha Shacabka

In ka badan 100 Xildhibaan oo shirk u yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay xarunta Golaha Shacabka uu u xaran yahay Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...