Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Hoobiyeyaal lagu weeraray xerada Xalane ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay tiro hoobiyeyaal ah oo Aroortii hore ee saaka  lagu weeraray xerada Xalane iyo xaafadaha ku dhow ee...

Xamse oo sameeyay Isku-shaandheyn cusub oo Fiqi xilka looga qaadey

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay isku-shaandheyn kale, iyadoo Soomaaliya ay la tacaalayso caqabado siyaasadeed iyo amni...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Musharaxnimadiisa doorashadda 2026 

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in uusan weli go’aan ka gaarin haddii uu isku soo sharixi doono doorashada...

Midowga Afrika oo ballan qaad u sameeyay Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa ballanqaaday in uu sii wadi doono taageerada nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, inkasta oo caqabado dhaqaale ay saameeyeen howlgalka nabad-ilaalinta ee Qaaradda...

Somaliland oo weerar afka ku qaaday Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay cirka isku shareereyso xiisada siyaasadeed ee u dhaxeysa labada dhinac,...

Maleeshiyaadka Daacish oo ku dagaalamay Gobolka Bari

Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyaad ka wada tirsan Kooxda Daacish ayaa maanta ka dhacay Buuraha...

Madaxweynaha DFS oo difaacay heshiiska shidaal ee Turkiag

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa difaacay heshiiskii shidaal qodista ee dhowaan lala galay Dowladda Turkiga, wuxuuna ku tilmaamay heshiiska in uu...

Wafdi ka socda Ruushka oo kulamo ka wada Muqdisho

Waxaa Maagalada Muqdisho kulamo ka wada Mikhail Bogdanov, oo ah Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Ruushka iyo Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka u...

Madaxweyne Deni oo diiday casuumaadda Villa Somalia

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka horyimid ka qeyb galka Shirkada Madasha Wada-tashiga Qaran oo lagu wada in 1-da bisha May uu...

Puntland oo farriin u dirtay MD Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay gogosha uu dhowaan ku dhawaaqay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si hal meel...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...