Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Jubaland oo diiday qaadashada kaarka aqoonsiga Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Jubbaland ayaa war-saxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay ku sheegtay in aysan aqoonsaneyn Hay'adda NIRA oo bixsa kaarka...

Villa Somalia oo ka warbixisay shir madaxeedka Kampala

Madaxyooyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uga qeyb galay Magaalada Kampala ee caasimada Dalka Uganda.   Shirkan oo ay...

Dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, una dhaxeeya Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Macawisley iyo Al Shabaab ayaa ka dhacay...

Ciidamo dheerad ah oo la keenayo Soomaaliya

Shan dal oo ka tirsan kuwa ciidamadooda ku biiriyay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in loo baahan yahay 8,000 oo askari...

Cabdiraxmaan Ceynte oo ku baaqay kacdoon ka dhan ah Dowladda

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yusuf Xuseen Ceynte ayaa ku daabacay bartiisa Facebook qoraal dheer uu uga hadlayo fashil...

Mareykanka oo diiday in uu taageero howlgalka AUSSOM

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan taageeri doonin howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AUSSOM, kaas oo horraantii sanadkan ka bilowday Soomaaliya.   William Pope, Safiirka...

Madaxweynaha Uganda oo doonaya in uu hoggaamiyo howlgalka AUSSOM

Waxaa Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda lagu soo gebo gebeeyay kulan ay isugu yimaadeen wasiiro ka soo jeeda dalalka ka qeyb qaadanaya howgalka...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Sh.Hoose

Ugu yaraan labo ruux oo carruur ahaa ayaa ku dhintay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada sida gaarka ah u tabbaran ee Danab iyo xubin...

SAWIRRO: Guddoomiyaha SoDMA oo booqday Isbitaalka CXD

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Agaasimaha Caafimaadka Hay’adda SoDMA, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga ee...

Midowga Afrika oo safiir cusub u soo dirtay Soomaaliya

Wakiilka ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa yimid magaalada Muqdisho ka dib markii Soomaaliya ay dalka ka ceyrisay Sivuyile Bam oo ahaa...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...