Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wariye Maslax oo qof Shacab ahaa ku dilay Baydhabo

Wariye Maslax Raage oo ka howlgalla warbaahinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo warramayaa in will dhallinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Cabdiyey Maad-guud...

Midowga Yurub oo joojinaya maalgelinta howlgalka AUSSOM

Midowga Yurub ayaa sheegay in uu dareemayo culays dhaqaale iyo mid farsamo oo sii kordhaya, maadaama uu muddo dheer ahaa maalgeliyaha ugu weyn ee...

Ciidanka Dowladda oo ku wajahan Degaanka Aboorey

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanya kuwa Macawisley ayaa ku wajahan Degaanka Aboorey oo qiyaas 20km u jira Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan, haalkaasi oo...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dagaalkan oo ahaa mid u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Macawisley oo isku dhinac ah iyo Kooxda Al Shabaab ayaa wuxuu ka dhacay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii Aadan Yabaal

Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay weerar dhowaan Al Shabaab ay ku qaadeen Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sh.Dhexe oo...

Uganda oo ku baaqday heshiisiinta Madaxda Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa ku baaqday in dib u heshiisiin loo sameeyo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka, si loo soo afjari...

Howlgalka AUSSOM oo looga shiray dalka Uganda

Waxaa Magaalada Kampala ee Dalka Uganda isugu yimid mas’uuliyiin sare iyo wafuud ka socday dalalka ciidamadooda ka qeyb qaadanaya howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada...

Doonyo hub siday oo lagu duqeeyay biyaha Soomaaliya

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ay duqeymo dhanka cirka biyaha dalka Soomaaliya taariikhdu markay ahayd Abriil 16, 2025 iyadoo lala...

Shirkadda Dahabshiil oo $300,000 ugu deeqday dhismaha Buundada Baardheere

Shirkadda Dahabshiil group, oo ah hormuudka shirkadaha ee dhanka taageeradda iyo horumarinta bulshooyinka Soomaaliyeed, ayaa ugu deeqday lacag dhan $300,000 dib u dhiska Buundada...

Baarlamaanka Azerbaijan oo ansixiyay heshiis la galay Soomaaliya

Baarlamaanka Azerbaijan ayaa ansixiyay "Heshiiska iskaashiga dhinacyada difaaca iyo warshadaha difaaca" oo u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida uu qoray...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...