Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Muxuu Baarlamaanka JFS ka yiri heshiiska shidaal ee Turkiga?

Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray heshiiska shidaal qodista ee u dhaxeeya dalalka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Golaha Wasiirrada oo bogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha...

Taliska CXD oo sheegay in ay jebiyeen Al Shabaab

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar saaka ay Al Shabaab ku soo qaadeen Degaanka Wargaadhi oo hoostaga Degmada Masaajid...

Al Shabab oo sheegtay in ay la wareegtay Degaanka Wargaadhi

Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in ay la wareegeen gacan ku heynta Degaanka Wargaadhi oo hoos-yimaada Degmada Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Sh.Dhexe  kadib...

Al Shababab oo afduub ka geystay Mandheera

Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday gaari shidaal u siday Shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ee Magaalada Mandheera...

Weerar ku bilowday qaraxyo oo lagu qaaday Wargaadhi

Weerarkan oo ku bilowday qaraxyo ayaa Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab waxay ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka War-gaadhi oo...

Masar iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya

Madaxweynayaasha dalalka Masar iyo Jabuuti, Abdel-Fattah El-Sisi iyo Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Arbacadii ku kulmay magaalada Jabuuti, iyaga oo isweydaarsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha...

Xildhibaanadii ugu badnaa oo mooshin ka wada Aadan Madoobe

Xildhibaanadii ugu badnaa ee Golaha Shacabka ayaa wada mooshin ay xilka uga qaadayaan Gudoonka Baarlamaanka, Sheekh Aadan Madoobe, kadib markii lagu eedeeyay in uu...

Madaxweynaha DFS oo la shiray Ergeda Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...