Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shirka Arrimaha Bani’aadannimo oo ka furmay Gaalkacyo+SAWIRRO

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF...

Maamulka SSC-Khaatumo oo ka hadlay dilka Faarax Jaamac Caydiid

Booliska Maamulka SSC-Khaatumo ayaa hadlay dil dhowaan Magaalada Laascaanood loogu geystay geystay Farax Jaamac Caydiid, oo ka tirsanaa shaqaalaha qunsuliyadda Itoobiya ee magaalada Garoowe.   Taliyaha...

Boqolaal Askari oo Turki ah oo yimid Muqdisho

Muqdisho (S.M.N)– Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Qatar, kuwaasi oo siday ugu yaraan 400 askari oo ka soo jeeda dalka Turkiga ayaa dhowaan...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirarka IMF iyo Bangiga Adduunka

WASHINGTON, USA (SMN) – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Bihi Imaan Cige, ayaa Isniintii kulammo heer sare ah kula yeeshay magaalada Washington madax kala...

Dowladda Federaalka oo eedeyn u jeedisay Madaxweynaha Puntland

Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hortimid qorshaha uu madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ku doonayo in uu ku dhiso hay’adda aqoonsiga Puntland...

Wasiir Fiqi oo sheegay in la wiiqay Al Shabaab

Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in awooda kooxda Al-Shabaab si weyn loo wiiqay kadib markii Ciidanka Xoogga Dalka ay fuliyeen hawlgallo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxda Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxda dowlad goboleedyada Galmudug, HirShabeelle iyo Koonfur Galbeed.   Kulankan oo ahaa mid albaabada u...

Waa kuma cidda xagal-daacineysa dagaalka Al Shabaab?

Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Xasan Farax Guuleed, ayaa si kulul uga hadlay hagardaamo uu sheegay in lagu hayo howlgallada...

Cali Jeyte oo dalbaday in xaasaska Al Shabab laga saaro Muqdisho

Cali Jeyte Cismaan, u qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha ee loo yaqaano (Macawiisleyda), ayaa sheegay in xaasaska iyo carruurta Al Shabab...

Maleeshiyaadkii Gobolka Gedo oo ku biiray Ciidanka Maamulka Jubaland

Taliska Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubaland ayaa la wareegay liiska iyo magacyada Malashyiaad hubeysan oo ku sugnaa Magaalada Balad Xaawo si Gobolka Gedo loo hoos...

WARAR KALE

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, ahna Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Xarunta Ka-hortagga Argagixisada ee...

Somali Minister Mukhtar Robow Delivers Hassan Sheikh’s Message to Mauritanian President

NOUAKCHOTT, Mauritania — Mauritanian President Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani has received a special message from Somali President Hassan Sheikh Mohamud, delivered by Somalia's...

South West Leader Madobe Meets Hariin Clan Elders and Politicians in Baidoa

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met politicians, traditional elders and community figures from the Hariin clan...