RW Xamsa oo farriin u diray dhiggiisa cusub ee Serbia
Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa Cusub ee dalka Serbia, Đuro Macut, iyo...
DEG DEG: Nin lagu xiray Shangaani kadib xadgudub is-diiwaangelin doorasho
Wararka naga soo gaaraya goobta isdiiwaangelinta Doorashooyinka ee degmada Shangaani ayaa sheegaya in maanta halkaas lagu qabtay nin ku eedeysan in uu isku dayay...
DAAWO: Cabdiraxmaan: “Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ahaa Macalinkeyga”
Cabdiraxmaan Cabdullaahi Kaahiye oo waxbrashadiisa Qu’raanka illaa heer Jaamacad ku qaatay Magaalada Muqdisho, hankiisuna ahaa in cilmigiisa ugu adeego dalka, ayaa wuxuu shaah ku...
Diplomaasi Tibor Nagy weerar afka ah ku qaaday Wasiir Fiqi
Muqdisho (SMN)--Dibloomaasiga Mareykanka ee hore u ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanaa Afrika, Tibor Nagy, ayaa si kulul u weeraray Wasiirka...
Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Taliska CXD?
Kulamo looga hadlayay dib u qabsashada Al Shabaab ee Degmada Aadan Yabaal ayaa xalay wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga...
Al Shabab weerar ka geystay duleedka Muqdisho
Muqdisho (SMN) -- Dagaalkan ahaa mid cuslus, una dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalk Soomaaliya iyo kuwa Kooxda Al Shabaab ayaa ka dhacay Degaanka Ceelasha Biyaha...
Maxaa keenay in fowda u xirmo kulanka Golaha Shacabka?
Waxaa buuq iyo sawaxan uu ku soo idlaaday Fadhiga Baarlamaanka Golaha Shacabka kadib markii Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Madoobe uu keenay ajende ku saabsan...
DEG DEG: Buuq iyo Sawaxan harreeyay Golaha Shacabka
Buuq iyo sawaxan ayaa harreeyay fadhiga maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib markii Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Madoobe, uu kus adkeystay go’aankii...
Madaafiic khasaaro geystay oo lagu garaacay Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay qeybo ka...
Barakac ballaaran oo ka socda duleedka degmada Afgooye
Barakac ballaaran ayaa lagu soo warramayaa in uu ka socda degaanno hoos yimaada Degmda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo qiyaas ahaan 30km dhanka...















