Ganacsato Ka Faa’idaystay Maal-Gelinta Qardu Xasan Ee Salaam Somali Bank

MUQDISHO - Qaar ka mid ah ganacsatada yaryar ee Suuq Bacaad, ee magaalada Muqdisho ayaa ka faa’ideystay maalgalinta Qardu Xasan (free Microfinance) ee Salaam...

DENI oo shaaciyey inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya, Maxamed Saciid Cabdullaah Deni, ayaa ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada Madaxweynenimada Soomaaliya, sida...

Sawirro: Xildhibaano cusub oo lagu doortay magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Maxamed Cabdulraxmaan Nadiif, ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP124, iyadoo kursigan uu dhaliyey loolan aad u adag. Xildhibaankan ayaa ku fadhiyey...

Sawirro: R/W Rooble oo kulan la yeeshay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay   guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Muuse Geelle Yusuf. Rooble ayaa guddoomiyaha...

Aqriso: Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabis sameeyey

BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magacaabis sameeyey, kadib wareegto uu maanta soo saaray. Cali Guudlaaw ayaa...

Lafa Gareen oo kulan la qaatay guddiga SEIT ee Koonfur Galbeed + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa kulan la qaatay Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo qarax lagul eegtay Sh/Dhexe + khasaaraha

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM qarax lagula eegtay duleedka degmada...

WARAR KALE

Farmaajo oo ka horyimid go’aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran

MUQDISHO (SMN) - Madaxweyinihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxame Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka horyimid qodobada kasoo baxay shirkii golaha...

Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo xalay howlgal culus ka sameeyay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa dilay sarkaal sare oo...

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Puntland oo shil ku geeriyooday

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Puntland ee...