Guddiga doorashooyinka oo fasaxay doorashada kuraas horey loo hakiyey

MUQDISHO (SMN) -Afhayeenka guddiga doorashooyinka Axmed Safiino ayaa shaaca ka qaaday in la fasaxay doorashada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta taalla Beledweyne,...

Odawaa oo kulan la yeeshay madaxa howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta oo arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay madaxa cusub ee howlgalka Midowga...

Muxuu yahay qorshaha cusub ee bixitaanka AMISOM ee loo gudbiyey QM?

NEW YORK (SMN) - Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Golaha AMmaanka ku-boorriyay in aan la dhimin shaqaalaha howlgalka nabad ilaalinta Midowga...

Doorashada kuraas ka mid ah BF oo lagu qabtay magaalada Baydhabo + Sawirro

Baydhabop (SMN) – Magaalada Baydhabo ee xartunta gobolka Baay waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaas oo ay deegaan...

Sawirro: Wasiir Cabdisaciid oo kulamo ka wada magaalada Qaahira

QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa  kula kulmay Xarunta Jaamacadda Carabta ee Magaalada Qaahira Xoghayaha Guud...

Doorashada lix kursi oo maanta ka dhaceyso magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ku qabanaya doorashada lix kamid...

WARAR KALE

Sawirro: Ra’iisul waaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...

Hey’adda SoDMA oo 500 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmadda Cabdicasiis

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 500 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay degmada Cabdicasiis...

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu...