Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

DEG DEG: Agaasime ku xigeenka Shabakadda Warbaahinta Shabelle Wariye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane oo lagu...

MUQDISHO, Soomaaliya (SMN) - Waxaa goor dhow Saldhigga Degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir lagu xiray Agaasime ku xigeenka Shabakadda Warbaahinta Shabelle Wariye Maxamuud Cabdinaasir...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

Muqdisho, Abriil 12, 2025; Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda,...

Sheekh Shariif oo Hambalyo u diray CXD oo u dabaal-deya Sanadguurada 65-aad ee aas-aaskooda

MUQDISHO, Soomaaliya  - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif codkiisa ku biiriyay Hambalyadda Sanadguurada 65-aad ee Xoogga dalka.   “Waxaan Hambalyo ku aadan sanad-guurrada 65-aad ee aas-aaskooda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casuumaad u diray Madaxda Maamullada

Muqdisho, Abriil 11, 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso...

Meydka Jeneral Sheegow oo lagu aasay duleedka Jowhar, HirShabelle State

JOWHAR (SMN) - Meydka AUN Janaraal Sheegoow Axmed Cali ayaa lagu aasay deegaan lagu magacaabo Baqdaad oo hoostaga Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle...

Booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse oo camirtay Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wufuud kala duwan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku qul qulayay magaalada Laasacaanood ee Xarunta gobolka Sool halkaasi oo lagu wado in...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya Madasha Diblomaasiyadda Antalya 2025

Antalya, Turkiga – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga, si uu uga qaybgalo meertada 4aad...

S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka

Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha , iyo xubin ka tirsan Guddiga Sare ee...

Turkiga oo Shidaal ka baaraya Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed ayaa heshiis rasmi ah la saxiixatay Türkiye Petrolleri Anonim Ortaklığı (TPAO), oo ah shirkadda shidaalka qaranka ee Jamhuuriyadda...

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 10 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyey howlgallada dalka looga...

WARAR KALE

Somalia, AU discuss border security and counterterrorism cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s immigration authorities and the African Union discussed strengthening cooperation on security, migration and border management during a meeting in Mogadishu...

Somalia Intelligence Agency Arrests 11 in Al-Shabaab Network Crackdown in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency said its forces have dismantled several Al-Shabaab networks operating in Mogadishu and surrounding areas, arresting...

Mareykanka oo dib u cusbooneysiiyay $5 milyan oo abaalmarin ah oo lagu raadinayo Khadra...

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa mar kale shaacisay abaalmarin lacageed oo gaareysa $5 milyan oo lagu bixinayo xog horseedi karta in la helo Khadra...