Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo kulan la yeeshay safiirka Shiinaha

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabbilay...

Koonfur Galbeed oo soo gabagabeysay doorashada Golaha Shacabka

BAYDHABO (SMN) - Guddiga SEIT ee Koonfur Galbeed ayaa soo gabagabeeyey doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya, iyada oo todobadii kursi ee u dambeysay maanta lagu...

Mareykanka oo war ka soo saaray booqashada uu Biixi ku joogo dalkaasi

WASHINGTON (SMN) - Waaxda Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa soo dhaweysay booqashada madaxweynaha Somaliland uu ku tagey halkaas. Mareykanka wuxuu sheegay in Somaliland ay...

Shirkadaha bixiya adeegga Korontada oo qiimo kordhin sameeyey + sababta

MUQDISHO (SMN) - Shir ay maanta Muqdisho ku yeesheen madaxda shirkadaha bixiya adeegga Korontada ee kala ah Beco, Muqdisho Power iyo Blue Sky ayaa waxa...

Taliyaha Ciidamada Asluubta oo xildhibaan loo doortay

BAYDHABO (SMN) - Magaalada Baydhabo ee xatunta gobolka Baay waxaa haatan ka socota doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay degmada Dayniile + khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax saaka ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir,...

Cabdinaasir Shirwac oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#004

BELEDWEYNE (SMN) - Kursiga Hop#004 ee deggan dorashadiisu tahay Beledweyne oo ay ku tartameen illaa iyo 5 musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku soo...

WARAR KALE

Xisbiga Himilo Qaran oo bayaan culus soo saaray kadib shirkii Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa bayaan culus oo uu soo...

Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu

GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council...

 Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya

NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his...