Dil ka dhacay deegaanka Miira-Cowleed ee gobolka Galgaduud
Miira-Cowleed, Galgaduud – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Miira-Cowleed ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin dhallinyaro ah, oo asal ahaan ka soo jeeda...
Soomaaliya oo ka qeybgalaysa Shir ka furmay magaalada Istanbul
ISTANBUL - Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay furitaanka Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo maanta ka furmay...
22 Eedeysane oo Loo Qabtay Kiis Kufsiga Laba Gabdhood oo Ka Dhacay Laascaanood
LAASCAANOOD, Soomaaliya – Kadib dhacdo murugo leh oo dhowaan ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo la sheegay in laba gabdhood...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Dib ula wareegay Sabiid iyo Caanoole
Sabiid, Juun 21 — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul weyn ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kadib markii ay si buuxda ula...
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed: Itoobiya ma ahaan karto bad la’aan, dhaqaalaheena ayaa ku xiran
ADDIS ABABA - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ku adkeystay in dalkiisa uusan marnaba noqon karin dal aan marin-badeed lahayn, isagoo sheegay in...
Dib-u-dhac ku yimid Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Waxaa dib u dhacay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee ay ku ballansanaayeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah federaalka...
Somaliland: 40,749 arday ah oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah
Hargeysa, Soomaaliya – Maanta oo Sabti ah ayaa si rasmi ah imtixaanka shahaadiga ah ee sanadka dugsiyeedka 2024–2025 uga billowday guud ahaan gobollada iyo...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo Lagu Dilay Howlgal Gaar ah oo ka dhacay Degmada...
Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa si guul leh u fuliyay howlgal gaar ah...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM
ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magaalada Addis Ababa ku qaabilay General Michael Langley, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM). kulanka...
Sanbaloolshe oo Markale loo doortay Kursiga #HOP058 ee Golaha Shacabka
Jowhar, Juun 20, 2025 – Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa markale loo doortay kursiga...














