Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda oo sheegtay in hogaamiye katirsan Al-Shabaab uu dhaawac u dhintay

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hogaamiye sare oo katirsanaa Al-Shabaab inay u dhintay dhaawac kasoo gaarey howlgal Ciidan.   Sarkaalka oo magaciisa lagu...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Deni

Muqdisho, Juun 17, 2025 – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, Cali Xoosh, ayaa si kulul uga jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal ugu baaqey Mucaaradka xili Shir ka furmay Muqdisho

Muqdisho, Juun 17, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale ku baaqay in wada-hadal dhab ah lala yeesho mucaaradka,...

Sheekh Bashiir: “Kalsooni ma jirto, Doorasho lagu kalsoonaan karo ma suurtoobayso”

Muqdisho, Juun 17, 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa shalay si rasmi ah looga furay Gogosha Wadatashiga Qaranka, taasoo uu horey u iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furey Madasha Wadatashiga Qaran [Sawirro]

Muqdisho, Juun 16, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulamo kawada Qatar si loo xoojiyo iskaashiga milatari

DOHA, Qatar, 16 Juun 2025 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Mucalim Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah ku yeeshay magaalada Doha Wasiirka Arrimaha...

Itoobiya oo walaac amni ka muujisay Ciidamada Masar ee la geynayo Soomaaliya 

ADDIS ABABA – Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Itoobiya, Field Marshal Berhanu Jula, ayaa uga digay baarlamaanka dalkiisa in joogitaanka ciidamada Masar ee gudaha...

Xildhibaan Ka Hadlay Warqadda Dowladda Federaalka U dirtay Beesha Caalamka [Wareysi]

MOGADISHU — Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caano Nuug, oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa waraysi gaar ah siiyay...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Faahfaahisay Hawlgal Ka Dhanka ahaa Al-Shabaab

MOGADISHU, 16 Juun — Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali, ayaa Axaddii faahfaahin ka bixiyey hawlgalkii guuleystay ee ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa...

Gogoshii Wadatashiga Qaranka oo Berri si Rasmi ah uga Furmeysa Caasimadda

Muqdisho, 15 Juun 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa maalinta berri ah, oo ku beegan 16-ka Juun, martigelin doonta gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan ku...

WARAR KALE

Somali clan elder accuses Kenya of sheltering Laftagareen and associates linked to Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia — A prominent elder from Somalia’s Mudulood clan has accused Kenya of hosting Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen and his associates, whom he...

Soomaaliya oo daahfurtay qorshe maalgashi cimilo oo ku kacaya $12.8 bilyan

ANTALYA — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga ka daahfuray Qorshaha Maalgashiga Qaranka ee Hindisaha Saddexaad ee Wax-ka-qabashada Isbeddelka...

Somalia launches $12.8 billion climate investment plan in Antalya

ANTALYA, Turkey — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday launched a national climate investment plan requiring an estimated $12.8 billion over the next...