Khilaafka Siyaasadeed oo fashiliyay Shirka Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqey
Muqdisho, 15 Juun 2025 – Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir muhiim ah oo uu madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Fashil ku yimid shirkii uu madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo jeer ugu baaqay madaxda siyaasiyiinta mucaaradka inay ka qeyb galaan shir wadatashi ah, balse labada...
Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Taageero Ciidan Siiyay Ciidanka Puntland ee Dagaalka Kula jira Daacish
Bari, Soomaaliya – Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa si toos ah uga taageeray ciidanka difaaca Puntland howlgalka ka socda aagga buuraleyda Calmiskaad ee gobolka...
Madaxweynaha Puntland oo Kulamo La Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka
Garoowe – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan muhiim ah la qaatay wakiillada beesha caalamka oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan...
Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanqaadey Furitaanka Wadooyinka Xiran ee Muqdisho
Muqdisho – Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), General Mahad Salaad, ayaa sameeyay balanqaad weyn oo ah inuu furi doono wadooyinka xiran...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Xil-wareejinta Sanbaloolshe
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: “𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐝𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐬𝐢𝐢𝐧𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐭𝐚𝐲𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚”
Muqdisho, Sabti, 14 Juunyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare...
Muqdisho: Mahad Salaad oo Si Rasmi ah u La Wareegaya Xilka Agaasimaha NISA
MUQDISHO, Soomaaliya - Maanta magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah loogu qabtay munaasabad lagu wareejinayo xilka Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka...
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo si Rasmi ah Looga Bilaabay Dalka
MUQDISHO, Soomaaliya - Kumanaan arday ah ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, kaas oo...
Israel weeraro ku qaadey Iran, iyadoo dishay Saraakiishii ugu sareeyay Ciidanka
DUBAI, Imaaraadka Carabta – Israa’iil ayaa Jimcihii weerar culus ku qaaday xarumaha ugu muhiimsan ee nukliyeerka iyo ciidamada milatari ee dalka Iran, iyadoo adeegsatay...














