Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mucaaradka oo ka hor yimid go’aankii ay Dowladda Soomaaliya ka qaadatay beesha Caalamka

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ay si kulul u cambaareysay go'aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatey saaxiibadda Beesha Caalamka, taasoo ay ku tilmaantay mid go'doon...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Xiriirka Ruushka xilli ay Iska Fogaynayso Saaxiibada Caalamka

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin muujinaya isbeddel weyn oo ku yimid jihada siyaasadda dibadda, iyadoo xoojinaysa xiriirka ay la leedahay dowladda...

Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad

Muqdisho, 12 Juun 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Hindiya, kadib markii...

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 12 Juunyo 2025:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis”

Muqdisho, Juun 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis” oo ku howlanaa baarista Shidaalka...

Dowladda Soomaaliya oo joojisay howlaha C6+, kuna baaqday wada-shaqayn cusub 

MUQDISHO, Juun 12, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay howlaha madasha C6+ iyadoo ku dhawaaqday inay doonayso heshiisyo cusub...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Dilay 13 Dagaalyahan oo Al-Shabaab ah 

MUQDISHO, 12 Juun 2025 — Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay garab siinayaan saaxiibada caalamiga ah ayaa ugu yaraan 13 xubnood oo ka tirsan...

Diyaaradaha Dagaalka ee T129 ATAK oo Ka Duulay xerada Turk-Som ee Muqdisho

MUQDISHO - Diyaaradaha dagaalka ee qumaatiga u kaca ee T129 ATAK ayaa si guul leh uga duulay xeradda TurKSOM ee Muqdisho, taasoo calaamad u...

Maxay yihiin shuruudaha adag ee Puntland ku xirtay shirka Muqdisho?

GAROWE - Puntland ayaa afar shardi ku xirtay shirka uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, iyadoo shuruudaha ay kamid yihiin aqbaliyadda doorashaddii sanadkii hore...

Gudoomiye Faysal Sheekh oo ka hadlay Odayaal la sheegay in lagu xiray Gaalkacyo

GAALKACYO, Juun 11, 2025 – Hadal-heyn xoog leh ayaa ka dhalatay xarigga odayaal dhaqameed ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) oo ka...

WARAR KALE

Somali clan elder accuses Kenya of sheltering Laftagareen and associates linked to Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia — A prominent elder from Somalia’s Mudulood clan has accused Kenya of hosting Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen and his associates, whom he...

Soomaaliya oo daahfurtay qorshe maalgashi cimilo oo ku kacaya $12.8 bilyan

ANTALYA — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga ka daahfuray Qorshaha Maalgashiga Qaranka ee Hindisaha Saddexaad ee Wax-ka-qabashada Isbeddelka...

Somalia launches $12.8 billion climate investment plan in Antalya

ANTALYA, Turkey — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday launched a national climate investment plan requiring an estimated $12.8 billion over the next...