Booliiska Kenya oo Dilay Labo xubnood oo katirsan Al-Shabaab
NAIROBI – Ciidamada gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada ee Kenya, gaar ahaan kooxda howlgalada khaaska ah, ayaa habeenimadii Isniinta toogasho ku dilay laba...
Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Xoog Leh oo ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
SHABEELLAHA DHEXE, Soomaaliya – Warar ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ciidan oo xoog leh uu ka socdo, iyadoo ciidamo badan...
Dowladda Soomaaliya oo Dhoolatus Ciidan Ka Samaysay Balad-Xaawo, gobolka Gedo
Balad-Xaawo, Gedo – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo horleh ka bilowday gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Balad-Xaawo, halkaas oo maanta lagu qabtay...
Dowladda Soomaaliya oo ka Laabatay Mamnuucidii Baasaboorka Taiwan
WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka laabatay mamnuucidii dhawaan ku sameysay baasaboorrada Taiwan, tallaabo la rumeysnaa inay halis gelin...
Odayaal Dhaqameed iyo Ganacsato Kasoo Jeeda KG oo Maalintii Saddexaad Ku Xiran Gaalkacyo
Gaalkacyo – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ilaa iyo saddex maalmood ay halkaasi ku xiran yihiin...
Mucaaradka oo qaadacay Shirka uu ku baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO, Juun 9 — Isbahaysiga mucaaradka Soomaaliya ee Somali Salvation Forum ayaa Isniintii si rasmi ah u diiday wadahadallo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Abiy Axmed: Baahida Itoobiya ee marin badeed ma aha mid cusub
ADDIS ABABA — Itoobiya ayaa ku adkeysanaysa inay sii wado dadaallada sharci iyo wadahadal si ay u hesho marin badeed, ilaa yoolkaas laga gaaro,...
Mukhtaar Roobow Sacuudiga kula kulmay Mas’uuliyiin Turki ah
Maka, Juun 9, 2025 – Madaxweynaha Hay’adda Arrimaha Diinta ee Turkiga, Prof. Dr. Ali Erbaş, ayaa magaalada Maka kula kulmay Wasiirka Arrimaha Diinta iyo...
Mareykanka oo Taageeray Dadaallada Itoobiya ee Helitaanka Marin Badeed
Addis Ababa, Juun 9 — Safiirka Mareykanka ee Itoobiya, Ervin Massinga, ayaa sheegay in Mareykanku si buuxda u taageersan yahay dadaallada Itoobiya ee ku...
Fiqi oo Sheegay In Howlgallo Lagu Xoreynayo Deegaanada Harsan Ay Socdaan
Muqdisho: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in diyaar garow xoogan uu ka socdo sidii dib loogu xoreyn lahaa deegaanada yar ee...














