Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qarax ka dhacay Beledweyne iyo dagaalyahanno gudaha u galay goob muhiim ah

BELEDWEYNE, Soomaaliya - Waxaa saakay qarax lagu weeraray Guri ay mas'uuliyiin ku shirayeen oo ku yaalla magaaladda Beledweyne, ee xarunta gobolka Hiiraan.   Sida ay...

Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeer muhiim ah

MOGADISHU (SMN) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba xeer muhiim ah, kuwaas oo kala ah Xeerka Caddaaladda Dhallinyarada...

Itoobiya oo sii iibsanaysa Maraakiib ganacsi

ADDIS ABABA - Ethiopia ayaa qorsheynaysa inay soo iibsato lix markab oo cusub oo kuwa xamuulka qaada, si ay u xoojiso awooddeeda ganacsiga badda,...

Soomaaliya Oo Taageero U Muujisay South Sudan xili ay ka jirto Xiisad Siyaasadeed 

MUQDISHO – Madaxweynayaasha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Axaddii shalay u muujiyay “iskaashi buuxa" iyo taageero dowladda South Sudan, iyada oo xiisadda siyaasadeed ee...

Cabsi weerarada Al-Shabaab oo ka jirta qeybo kamid ah Gobolka Sh/Dhexe

WARSHEEKH - Wararka laga helayo gobolka Shabelada dhexe ayaa sheegaya in dagaalka dowladda iyo Al-Shabaab uu galo wajiyo cusub islamarkaana ay furmaan aagag...

Madaxweynaha oo kulan afur ah la qaatay culimada Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Furimaha hore ee dagaalka Shabeellaha Dhexe

JOWHAR - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kormeer ku tagay difaacyada ciidamada Xoogga Dalka...

NISA oo duqeyn cirka ah ku dishay xubin sare oo katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adda NISA, ayaa soo saartay qoraal ay ku shaacisay in iyadoo kaashanaysay saaxiibada caalamka ay duqayn cirka ah ka fulisey...

Xasan Sheekh oo ka hadlay geeddi-socodka dimuqraadiyadda iyo xoreynta dalka

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur ah ku maamuusay haldoorka haweenka Soomaaliyeed, munaasabad 8-da Maarso oo...

Shir ku saabsan amniga Muqdisho oo ka dhacay xarun G/Banaadir

MUQDISHO - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan...

WARAR KALE

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Leego

Leego, Soomaaliya - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin...

Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow

Garoowe, Soomaaliya - Dowladda Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay guusha laga gaaray hawlgal ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay buuraha Al-Madow (Golis), kaas oo...

Somali Prime Minister Attends Launch of 2025 Economic Report

Mogadishu – Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, attended an event in Mogadishu marking the presentation of Somalia’s 2025...