Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Japan oo qalabka ka hortagga qaraxyada ugu deeqday booliska Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Japan agab ay ugu deeqday Ciidanka Booliiska, gaar...

Hay’adda SoDMA iyo Culimada oo isugu yimid shir wadatashi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Culimada Soomaaliyeeed ayaa isgugu yimid shir wada-tashi ah oo diiradda lagu saaray, kor-u-qaadista xiriika wada-shaqeyn ee...

Sawirro: Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo lagu soo dhaweeyay Kampala

KAMPALA (SMN) - Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee wadanka Uganda Amb Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Kampala ee Caaasimadda dalkaasi.   Madax Sare oo...

Sawirro: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista agaasime cusub

MUQDISHO (SMN) -  Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta...

Xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland oo maanta doortay guddoon cusub

KISMAAYO (SMN) - Xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada saddexaad ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta doortay guddoon cusub, kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo...

Dowladda Finland oo joojisay deeqda dhaqaale ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Sida uu soo daabacay wargeyska afka Swedish ka ku baxa ee Huvudstadsbladet ee dalka Finland wasiirka iskaashiga iyo horumarka ee dalka...

Wasiir Fiqi oo si kulul ugu jawaabay xildhibaanada kasoo jeedo Somaliland

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka arrimaha dibadda, Axmed Macallin Fiqi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u jawaabay Xildhibaanada Gobollada Waqooyi:-   GARNAQSI! Koox xildhibaanno saaxiibaday ah oo shir...

Xukun dil toogasho ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

GURICEEL (SMN) - Sakariye Asad faarax oo horey Dagmada Gurceel ugu dilay Cabdullahi khaliif faarax ayaa goordhow dil toogasho lagu la fuliyey Magaalada Dhuusamareeb.   Ninkan...

Duulimaadyadii garoonka diyaaradaha degmada Doolow oo la joojiyay + Sababta

DOOLOW (SMN) - Dhawaan degmada Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo waxaa tagay askar iyo saraakiil la sheegay in ay ka tirsan yihiin ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war xasaasi ah kasoo saaray doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka Soomaaliya horumarinta hannaanka...

WARAR KALE

South West state of Somalia Steps Up El Niño Preparations as Flood Risks Rise

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has met a ministerial-level committee overseeing preparations for and response to the...

African Union chief arrives in New York to push Africa’s priorities at UN General...

NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has arrived in New York with a senior AU delegation to attend the high-level...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kulan la Qaatay Guddiga Diyaar-garowga El-Niño

Baydhabo — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo Ka...