Sawirro: Maxay ka wadahadleen guddiga maaliyadda BF & taliyeyaasha ciidanka?
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Maaliyadda ee labada gole BJFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, iyo Taliyaasha...
Abiy oo sheegay in Itoobiya ay raadinayso in si nabad ah ku gasho Badda...
ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa si cad u sheegay in wali dalkiisa ka tanaasulin mowqifkiisa helitaanka badda xili cambaareyn iyo cadaadis kala...
Madaxweynaha JF oo soo xiray shirweyne ka socday magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaaminta iyo Hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, kaasi oo...
Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Shiinaha iyo Qatar
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka...
DF Soomaaliya oo shaacisay in howlgal ay ku dishay 15 ka tirsanaa Al-Shabaab
QAYCAD (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu faah-faahiyay howlgal culus oo maanta ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.
Howlgalkan oo ay iska...
Jubbaland oo diiday muddo kordhinta loo sameeyay maamul goboleedyada dalka
KISMAAYO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay go'aanada kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Jubbaland...
Muxuu Farmaajo ka yiri go’aanada kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaran?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay go'aannada kasoo baxay shirka golaha wadatashiga...
Shariif, Khayre iyo CC Shakuur oo ka horyimid go’aanadii kasoo baxay GWQ
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Mudane Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur...
Sawirro: R/W Xamza oo kulan la yeeshay guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay hoygiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda...
Soomaaliya oo soo dhaweysay go’aanka kasoo baxay golaha ammaanka ee QM
MUQDISHO (SMN) - Dawladda Soomaaliya waxay soo dhowaynaysaa qaraarka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uu maantay sida aqlabiyadda ah ku ansixiyey in hawlgalka kaalmada Qaramada...















