Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Dhoobley

DHOOBLEY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaal khasaare geystay uu ka dhacay degmada Dhoobley oo ka...

Qardu Xasan oo la gudoonsiiyay Ganacsatada yaryar ee Muqdisho

MUQDISHO - Salaam Somali Bank oo ah Bangi si gaar ah loo leeyahay ayaa weli ka qeyb qaadanaya kobaca dhaqaalaha Soomaaliya isagoo ku...

C/casiis Afrika oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarixii lala beegsaday

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax caawa fiidkii hore ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kaas...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo caawa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada...

Ra’iisul wasaare Rooble oo xil ka qaadis iyo isku shaandheyn sameeyey

MUQDISHO (SMN) - Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu...

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Madaxda UNDP

GAROOWE (SMN) -Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hay’adda UNDP Soomaaliya Mr Jocelyn Mason. Kulanka ayaa...

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay xarun muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc dhismo oo laga...

Galmudug oo amartay in la dadajiyo doorashada golaha shacabka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo maanta ku soo laabatey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kadib safar...

WARAR KALE

Diyaarad Drone ah oo ku dhacday deegaan hoostaga gobolka Sool

TALEEX (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyig Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaarad nooca Drone-ka ah ay ku...

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaano ku yaalla Sh/Dhexe

MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka  ay howlgallo culus ka sameeyeen...

Soomaaliya oo ka qayb-galeyso shir looga hadlayo qaddiyadda Falastiin

BANJUL (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeybgalaya kulanka loogu gogol...