Turkiga oo war cusub kasoo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya
ANKARA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiga Hakam Fidan oo Wareysi siiyey Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu...
Joe Biden oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Daahir Xasan (Daahir Carab) oo ah Safiirka cusub ee...
SoDMA oo shir u qabatay hay’adaha kala duwan ee dowladda + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ayaa Xarunta Qaran ee Howl-gallada Gurmadka Deg degga ah ku qabtay shir Saddax bilood-le ah oo la isugu...
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab
KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1aad ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada.
Kulanka ayaa lagaga...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?
MUQDISHO (SMN) - Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil ku xukuntay Maxamud Cabdulle
MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Maxamud Cabdulle Geesood “AJ” oo ka tirsan Guutada 7-aad ee XDS, ayaa loo soo xiray dil bareer ah oo...
Danjire Jibriil oo kulan la qaatay Wasiirka dhaqaalaha buluugga Kenya + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Danjiraha Soomaaliya ee Kenya, Jabril Ibraahim Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha Buluugga ah iyo Macdanta ee Kenya,...
Daawo: Balcad iyo Jowhar oo kala go’ay iyo kumanaan qoys oo barakacay
BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xaalad adag ay ka taagan tahay deegaano ka tirsan gobolkaasi, kadib markii...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-galeyso dalka Jordan + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Maryan Maxamed Xuseen iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa dalka Jordan kaga qaybgalay shir...
Golaha wasiirada oo ansixiyay safiiro cusub, kana hadlay arrimo xasaasi ah
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga...














