Lafta Gareen oo la kulmay xubno ka socday Beesha caalamka + Sawirro

BARAAWE (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka Muqdisho

GUBADLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal maanta ka qarxay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Gubadley, kaas oo...

Filish oo xarigga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Degaanka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta...

Ciidamadii Galmudug ee gadoodka sameeyey oo ka baxay Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in saaka ciidamadii daraawiishta ee gadoodka sameeyey ay isaga baxeen...

Rooble oo shaaciyey inay guul ka rajeynayaan go’aanka ICJ

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed xuseen Rooble ayaa kulan dhiirrigelin ah habka fogaan aragga kula yeeshay wefdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee...

Cali Guudlaawe oo xilal ka qaadis ku sameeyey agaasimeyaal + sababta

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha HirShabelle ayaa wareegto uu soo saaray waxaa xilka looga qaaday Agaasimihii Wasaarada Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdiraxmaan Cabdi Raage waxa...

WARAR KALE

Kenyan Chief of Defence Forces Francis Ogolla is dead

NAIROBI, Kenya - The Chief of Defence Forces Francis Ogolla is dead. Ogolla died after a chopper he was travelling in alongside other officials...

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo kulamo ka wada magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Shaqa ku jooga Magaalada Narobia ee Dalka kenya ayaa kulan la...

Ciidamada badda Soomaaliya & kuwa caalamiga ah oo dhoolatus sameeyay

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo Hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (ATALANTA) ayaa fuliyay layli mideysan ay ku...