Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Booliska oo eedeysane usoo xiray gabar si arxan darro ah loogu dilay Warta Nabadda

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir, gaar ahaan saladhigga Boliiska degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay, eedeysane Cabdicasiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo...

Donald Trump oo isku day kale oo lagu dili rabay ka bad-baaday

WASHINGTON (SMN) - Madaxweynihi hore ee Mareykanka ayaa gelinki danbe ee Axaddii shalay ka badbaaday isku-day kale oo lagu khaariji rabay, xilli uu ku...

Rooble oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tegay guriga ay taallo tacsida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade, wuxuuna...

Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Ergayga Qaramada Midoobay

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James...

Itoobiya oo saldhig cusub ka dhisaneysa Koonfur Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaarayo gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta duleedka magaalada Baydhabo laga dhagax dhigay dhismaha saldhig cusub oo ay...

R/W Xamza oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga ee Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga ee Muqdisho, ayaa tilmaamay muhiimadda...

Dhacdo argagax leh: Gabar ardayad ah oo si arxan darro ah loogu dilay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo ka dhacday gelinkii dambe ee shalay degmada Warta Nabadda, kadib markii...

Puntland oo ciidamo dheeraad ah geysay magaalada Boosaaso + Ujeedka

BOOSAASO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha magaaladaasi...

DF oo Turkiga iyo Bangiga Adduunka ugu mahadcelisay taageeradooda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee hay’adda SoDMA kaas oo diiradda lagu...

Madaxweynaha JFS oo diray hamblayo ku aadan dhalashada Nebi Muxamed (NNKH)

MUQDISHO (SMN) - Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).   Bismillahi Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa...

WARAR KALE

Somalia Disaster Agency Urges Early Action Ahead of El Niño Flood Risks

MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Maalim Abdulle, has urged stronger preparedness and early action to mitigate the...

Somalia Approves National Plan to Prepare for El Niño 2026-2027

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji Abdi has chaired a ministerial-level meeting focused on preparations for the 2026-2027 El Niño...

Somalia, Pakistan Discuss Building Somali Air Force Capabilities

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held talks with a Pakistani delegation led by Air Marshal Muhammad Sarfraz, Pakistan's air...